Duration 7:10

Cabitaanka geedka dacarta wuxuu daaweeyaa Gaaska (laab jeexa) iyo xanuunada caloosha xiidmaha

2 547 watched
0
0
Published 6 Aug 2021

waxtarka dacarta uu leedahay caloosha iyo sida looga sameeysto cabitaan natural ah . baro sida dacarta loga sameesto cabitaan uu fican xanuunada caloosha daaweynta dabiicig ah ee gaaska. Waxtarka dacartu uu leedahay cafimaadka iyo sida loogu daweeyo gaaska iyo Xanuunada gala mindhicirka iyo caloosha .waxtarka dacart u you leedahay caafimaadka waxaa Jamie ah waxay Dacartu daweeysa Dhawacyada iyo canbarta iyo iigsimada. Jeelka dacarta waa laisku qurxiya waana lacaba waana laisku daweeya maanta laga bilaabo ku dadaal waxyabaha Natural ka. Geedka dacarta was geed leg faaiidooyiin badan ok waxtar leg. Sidaas daraadeed Asxaabta halaga faaiideysto dacarta. ***************************************************** Asxbt waad mahadsantihin hailaabiin in sad Furato ganbaleedka Aisha yussuf channel 💗LIKE❤️ SHARE💗 SUBSCRIBE Follow us on Facebook group https://www.facebook.com/groups/4150527048334481/ Facebook page https://www.facebook.com/Aisha-yussuf-ch-103270948310324/ Facebook https://www.facebook.com/aisha.yussuf.3133719 ***************************************************** Jeelka dacarta sida loogu qurxiyo Timaha iyo jirka /watch/0O-udhIvtvWvu Waxtarka baamiyaha uu leeyahay Timaha iyo caafimaadka good faaiidooyiinka baamiyaha /watch/gIibcNhWYrKWb Cream wajiga iyo jirka qurxinaya natural cabitaan kalyaha daweenta /watch/wgU-hZ_ftuBf- Cabitaan cambe macaan mix fruit juice /watch/A7U_GWqnQ3Yn_ Cabitaan macaan pineapple juice

Category

Show more

Comments - 25