Duration 7:29

Cabitaanada Daaweynta xanuunka dhiiga xaydka ama cadada dumarka.Baro cabitaano dhiiga cadada ufican

355 watched
0
0
Published 28 Jun 2021

Maku xanuunsata dhiiga caadada ama xaydka ama period waxaad ku dadasha in aad cabto mid kamid ah cabitanaada naturalka oo cafimaadka ufican. waa cabitaano Kaa daweynaya nabarka qabta gabadha marka dhiiga xaydka ama caadada uu hayo ama usoo dhowyahay. Sido kale waa cabitaano ufican cafimaadka guud waxaa kabuxa feetamiino iyo kalsiyom macdan iyo nafaqo.1- faaiidada ama wax tarka yansuunkaan(ANISE):- wuxuu daaweya nabarka qabta gabadha marka dhiiga caadadu u yimaado. wuxuu waxtar sare uleyahay xanuunka dhanjafka ama goonjabshaha. Yaansuunku wuxuu dajiya nerfayaalka .wxuu daaweeya calool xanuunka shubanka iyo mataga, wuxu uficanyahay Hargabka And ETC.............................................2-waxtark sanjabisha(Ginger) waxaay uficantahay xanuunka xaydka ama xanuunka dhiiga caadada dhiiga dumarka, wuxu kor uu soo qada difaaca jirka wuxuu daweya hargabka qandhada ama xumada, wuxuu jirka kasara bakteriyada iyo fangaaska iyo sunta and etc ,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,#-Qirfuhu wuxu uficanyahay cafimaadka sido kale wuxu yareya xauunka dhiga cadada, hadaad isku darto giirfe iyo liindhanaan iyo malab wuxuu uficanyahay hargabka waa laisku cateya and etc ...............................................asxabta sadexdaa dhirba waa natural waxay u ficanyihiin cafimaadka guud ee kafaaiideysta why waxay noleyihiin wax tar sare oo aan lasoo kobi kariin wuxu nadamiya cadada waqtigeda ,.+++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++Asxabta hailaabia subscribe channel and like \ share follow us on facebook page: aisha yussuf ch*********************************************************************************HALKAN KADAAWO SIDA LOGA HORTAGO XANUUNKA DHIIGA CAADADA IYO WAXA KOSGAREYA WAREERKA DHIGA CAADADA /watch/8KNy9Z26jDp6y AHALKAAN KADAAWO WAXTARKA YANSUUKA (ANISE) /watch/c8ZqLf42TFd2q HALKAAN KA DAAWO WAX TARKA SANJABISHA (GINGER ) /watch/gLICuYIpxfipC

Category

Show more

Comments - 35
  • @
    @user-bi5kf1ur3x3 years ago Masha allah waa alaab kalaxiran
    xabiibte thank you .
    1
  • @
    @bishaaroyussuf6673 years ago Masha allah runti waan kahelay waxyabaha naturalka thank you. 1
  • @
    @suusaanqudbi47133 years ago Ayssntan wax nsfaqo leh ban kabartay
    masha allah.
  • @
    @akoonaakoona70463 years ago Waa heersare masha allah barakalaah xabiibti waa healthy.
  • @
    @simaan81263 years ago Mashalah waa wax aad u fican jizakalah kheir.
  • @
    @ahmedyasiin52683 years ago Adeer ragu macabikara
    waa alasb natural ah.
  • @
    @sadiaosman49923 years ago Masha allah tabaraka allah hbbty caadimahan.
  • @
    @abucuyuun28863 years ago Waa cajab barakalaaha abaayo waa ubahna ruti.
  • @
    @zeynabzayf8613 years ago Isku dhaca alaab lhatar ah cafimaad leh .
  • @
    @ubaxguure41103 years ago Waa shahyo cafimaad leh mash allah abaayo waxaad ii sheegta wax timaha kailaslinaya soo dadashada.
  • @
    @queench17493 years ago Dadka dhan baa ubahan
    allah khayrkusiyo waan samaysta
    ok shahi waan iska dayeey waxaan ku badashey cabitaanada natural .
  • @
    @khallidkoor70583 years ago Xabiibti geedka yaasuunka xagee laga hela.
  • @
    @adamesa30193 years ago Laga hela huno geedka yasuunka waa kahela anigu fiidyowyadada.